The opposition is using Ethiopia’s traditional wax and gold poetic device (sem ena werq) to convey subtle political messages, encourage critical thinking and challenge what it regards as ideological ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg deg ah oo looga arrinsado xaaladda dalka. Madaxweyne Deni wuxuu ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd oo galabta ah ku soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar uu muddo 41 cisho ah ugu maqnaa dalka dibadiisa. Madaxweyne Deni ayaa ka ...
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar ayaa deegaan lagu magacaabo Khayr Kulaal oo ka tirsan degmada Qardho ka dhagax dhigay beer loogu talagalay in lagu beero dalagyo kala duwan oo ay ka ...
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dabaq dhowr iyo toban biyaano ka kooban oo shalay ku dumay xaafadda Eastleigh ee ...
Magaalada Mooyaale oo ku taalla xuduuda Itoobiya iyo Kenya ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada. Dagaalka maanta wuxuu ka bilowday gudaha magaalada ...
Ra’iisul Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo ka tirsan xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa u hambalyeeyay Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee maamulka ...
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta ka dhacaysa doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, taas oo la sii ogyahay in lagu dooranayo Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq). Liibaan Shuluq oo ka tirsan ...
Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa qoraal ay soo saartay waxay ugu digtay dhammaan hay’adaha dowladda, shirkadaha isgaarsiinta, bangiyada, hay’adaha maaliyadda, shirkadaha teknolojiyadda iyo cid ...
Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan in uu mudnaan gaar ah siiyo xoojinta xiriirka Puntland & Galmudug iyo nabadaynta gobolka Mudug. Guuleed ...